Madaxweyne Deni iyo James Swan oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin Madaxda Hay’addaha WFP, UNHCR iyo UNWOMEN.   Kulanka ayaa looga hadlay marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Siyaasadda gaar ahaan … Continue reading Madaxweyne Deni iyo James Swan oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirada)